Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Farmaajo Ayaa ujawaabay Siyaasiyinta xanaaqsan ee Dhalishan Shirka looga hadlayo Shidaalka Soomaaliya ee Maanta ka Furmay Magaalada London ee caasumada Dalka ingiriiska.
Leave a Reply