Sheekh Maxamed Ibraahim Kinyaawi oo kamida culumda Sooomaliyeed oo Mudooyinkii Dambe kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ay ku Jiraan Dad lagu Dag dagay Xukunkooda waxa uuna ka Codsaday Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo in uu Cafiyo Dadkaasi.
Leave a Reply