Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax Ugaaska Cusub ee Beesha mareexaan ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho.
Soo dhawynta Ugaaska ayaa waxaa ka qayb qaatay xildhibaanada labada aqal ee barlamaanka Somaomaliya, Siyaasiyin, waxgarad, culumo iyo dhalainyaro.
Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa lagu Caleemo saari doono Woqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa caleemo saarkiisa kasoo qayb galaya Ugaasyo,Garaadyo,,salaadin, Suldaamo Culumo,dhalinyaro Haween iyo Wafti kasocda Dowlada Soomaliya iyo Maamul Goboleedyada.
Leave a Reply