Waxaa maalinkasta fashil ku imaanayaa Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe kaas oo ku fashilmay Hogaanka Jubbaland Tii ugu dambaysay ayaa ah Xabsigii dhexe ee Magaalada kismaayo oo qarka usaaran inuu dumo kadib markii Axmed madoobe Bixin waayey qarashkii lagu dayactiri lahaa sida ay sheegayaan Madaxda Xabsiga dhexe ee Magaalada kismaayo
Leave a Reply