Ugaas Maxamed Xasan Yarow ayaa waxuu ka hadlay xiisada ka taagan Degmada Bardheere taas oo dhalisay Qaliif haraadiyey maamulka Degmada baardheere, Ugaas Maxamed Xasan Yarow ayaa sheegay in laga shaqeeyo Amniga iyo wanaaga lagana heshiiyo Khilaafka.
Ugaas Maxamed Ayaa waxuu ugu baaqay dowlada Federaalka ah inay wax ka qabato dhibka kajira Degmada Baardheree qayb wayna ka qaadato sidii Daawo loogu heli lahaa Qilaafka Ragaadiyey Maamulka Degmada Baardheere.
Leave a Reply