Daawo: Shaqo La’aanta Baahsan iyo Cadaalad darada haysato Dhalinyarada Somaliland

Dhalinyarada ku nool Soomaliland ayaa waxaa haysata Shaqo la’aan iyo Cadaalad daro ka haysta Shaqooyinka yar ee Soo baxa kuwaas oo si Musuq Maasuqa lagu bixiyo, Dhalinyarada Soomaliland ayaa waxay sheegeen Ardaygii Jaamacada Kasoo baxay oo aqoonta lahaa inaan lasiinayn Shaqadii ku haboonayn.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.