Daawo:Shacabka Boosaaso oo ku baaqay in layska dhacsho Kenya

Bulshada Ku dhaqan Magaalada Ganacsiga ee Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxay sheegeen Kenya inay wado Daan daansi ay doonayso inay ku dhacdo bada Soomaliyeed waxayna Ummada Soomaliyeed ugu baaqeen in meel looga soo wada Jeesto Dullanka Kenya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.