Safiirkii Soomaaliya u fadhiya dalka aan dariska nahay ee Kenya Maxamuud Axmed Tarsan ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee Caasumada Dalka Soomaliya.
Imaanshaha Safiir Tarsan ayaa yimid kaddib markii dowladda Kenya ay ku amartay inuu degdeg dalkeeda uga baxo.
Safiir Tarsan ayaa lafilayaa inuu kulan laqaato madaxada dalka soomaliya ugu sareeya iyo masuuliyiimta wasarada arrimaha Dibada.
Leave a Reply