Inaa lilaahi waa in ilaahi raajucuunn madaxda, Maamulka GEDOTIMES iyo macaamiisha kuxiran warbaahinta Gedotimes dhammaanteed waxay ka tacsiyadeenayaan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Mahad Xasan Diini oo ku Geeriyooday Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud
waxaana tacsi tiinranyale u diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, iyo eheladii iyo qoyskii uu ka baxay Wariye Mahad Xasan illahayna waxaan uga baryeynaa inuu Dambigiisa Dhaafo janadii Fardowsa ka waraabi.
Leave a Reply