Madaxwyanaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee KoofurGalbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed “Laftagareen” iyo qaar kamida wasiiradiisa ayaa waxay Booqdeen Isbitaalka iyo Goobaha Caafimaadka Bay waxuuna u guur galayn Bukaanka Jiifa Isbitaalka iyo Baahiya Daawo iyo qalab ee Kajira Isbitaalka Guud ee Baydhabo.
Leave a Reply