Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa si adag uga Hadlay Safarkii Madaxwaynaha Somaliland Ku Tagay Dalka itoobiya kaas oo Somaliland loo aqoonsaday Maamul Goboleed, waxaa kalo sheegay in Soomaliland ay Itoobiya ku qasabtay inay xiiri Fiican la yeelato Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ee uu Hogaamiyo Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.
Leave a Reply