
Talaado, Feb 26, 2019: Wasiirka Wasarada Haweenka & Arimaha qoyska Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland oo warbaahinta la hadashay ayaa tacsi u dirtay qoyska caasho Ilyaas Aadan waxayna shegtay in cadaalada la marin doono cidi falkaan gaysatay oo ay ku gudo jiraan baaritaanka laama kala duwan ee dowlada.
Leave a Reply