Madaxwaynaha Deegaanka Soomalida Mustaf Muxumed Cagjar iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa waxay soo gaareen Magaalada Xuduudeedka Somaliland ee tog Wajaale waxaan halkaas kusoo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaliland oo ugu horeeya Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland.
Leave a Reply