Wararka naga soo gaaraya Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in gaadiidkii ugu badnaa ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeysa Magaalooyinka Baledweyne iyo Matabaan ee Gobolkaasi Hiiraan.
Gaadiidkaas ayaa darawalada qaar waxa ay sheegeen in ay u xayiran yihiin sababo la xiriira lacago dheeri ah oo uu ku soo rogay Maamulka Gobolka Hiiraan, hayeeshee Gaadiidleydu aysan bixin karin.
Gadiid layda ukala goosha Muqdisho iyo Gobolada Dhexe ayaa waxay la kulmaan caqabadobadan kuwaas po kaga yimaada Shabaab iyo maamulada deeganadaas taas oo kalifta in maciishada kor u kacdo
Leave a Reply