Maamulka degmada luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay kulan looga hadlaayey horumarinta Degmada Luuq la qaatay wakiillo ka socday Hay’adda Trocare iyo Deeq bixiyaal kasocda Ireland, Kulanakaan ayaa waxaa looga hadlay sidii loo horumarin lahaa adeega caafimaadka Degmada luuq.
Leave a Reply