
Daawo:Maamulka Caabudwaaq ayaa kormeer ku tagay deegaanka Bali-boore ee Galbeedka Caabudwaaq.
Masuuliyiin katirsan maamulka degmadda Caabudwaaq ayaa waxay kormeer ku tagay deegaanka Bali-boore ee galbeedka Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana Masuuliyiintaan ka mida Madaxa Arimaha […]