Qaar kamida Deeganada ku dhow Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa laga soo sheegayaan inay ka jirto biyo la’aan taas oo saameysay dadka iyo Xoolaha, Maamulka ayaa waxay Biyo gaarsiiyeen Deeganadaas Biyo la’aanta kajirto waxayna ugu baaqeen dowlada federaalka iyo Hay’adaha Samafalka inay Gurmad lasoo gaaraan.
Leave a Reply