Maxkamadda darajada koobaad ee Gobolka Nugaal ayaa dil toogasho ah ku xukuntay 5 nin oo ku eedaysnaa kufsi wadareed ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Kuxigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa sheegay inay dhamaantood qirteen ragga la xukumay dambiga loo haysto.
Leave a Reply