Kulan tacsi iyo duco ah oo ay soo qaban qaabiyeen Haweenka Magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa waxay Marka hore tacsi udireen qoyskii ay ka baxday Caa’isha Ilays waxayna ugu baaqeen maamulka Puntland inay sharciga ku fuliyaan Nimaanka dhibka Xun kula kacay Caa’isha Ilays.
Leave a Reply