Maamulka Degmada Luuq iyo Wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo tan dowlad goboledka Jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Degmada Luuq, Ujeedka kulanka ayaa ahaa sidii loo aruurin lahaa xogta Bulshada waxaana goob joog ka ahaa Madax ka socotey maamulka Degmada Luuq,Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo tan Jubbaland.
Leave a Reply