Wasiirka Wasaarada Horumarinta Biyaha Soomaliland Saleebaan Cali Koore oo inta Badan ku mashquulsan waxaan loo dirsan sida Arimaha Puntland ayaa waxuu sheegay in sadex qof ay ugu dhigteen gobolka Baran Biyo la’aam, Deeganada Soomaliland ayaa waxaa soo wajahay Biyo la’aan baahsan.
Leave a Reply