
Wefdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Iyo Garoomadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Sallaad Oomaar ayaa Gaaray Degmada Baraawe ee Gobalka Sh/Hoose.
Wefdigan ayaa waxaa Wasiirka Ku wehlinaya wasiirka gaadiidka ee mamul gobleedka konfur galbed Xasan Maxamed xuseen Eeley, Waxaa kaloo wadtiga wasiirada Weheliyey safiirka Dowlada Soomaliya u fadhiya Dalka Kenya Tarsan
Ujeedka ay Wafuudan u gaareen Degmada Baraawe ayaa waxay tahay sidii ay Halkaasi kulamo ugula yeelan lahaayeen Maamulka Degmada iyo Bulshadda Degaankaasi ku dhaqan.
Leave a Reply