
Maxkamada Degmada Garbahaarey Ee Xarunta Gobolka Gedo ayaa waxay Saakey Dil Toogasho Ah Ku Fuliso Danbiile Maxamuud Cali Xaamuud Oo 32 Jir Ah,
Maxamuud ayaa dhawaan Kufsi Iyo Dilba U Geystey Haweeney Ku Nooleyd Deegaan Hoostago Degmada Garbahaarey Ee Gobolka Gedo.
Maxkamada Garbaaharay ayaa waxay noqonaysaa tii u horeeysay oo sharci ku fulisa raga kufsiga iyo dilka kula kaca dumarka soomaliyeed.
Leave a Reply