Qunsulka Itoobiya u fadhiya Soomaliland Shamsudiin axmed oo lafilaayey inuu yimaado Magaalada Boorame ayaa ka baaqdasay imaatinkiisii, dad badan oo isugu jira waxgarad, Dhalmyaro oo ayaa waxay isugu soo baxeen meel kabaxsday magaalada boorame taas oo ay rabeen in Safiirka kusoo dhaweeyaan balse ma dhacin waxaana lasheegay in safiirka Baaqaday taas o ka caraysiisay dad badan oo saacado taagnaa wadada.
Leave a Reply