Maxkamada Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex ayaa Xoriyadii usoo Celisay Dhalinyaro Darbijiif ah oo Horre Xukun Loogu Riday, dhalinyaradaan ahaa ah kuwa aan nolashooda kaafin Karin meelaha darbiyada ahna saxeen jiray waxaana lawaayey dad kiaafalo qaada Cuntadooda inta Xabsiga ay ku jiraan.
Leave a Reply