Waxaa soo ifbaxay durba, kadib markii uu maanta gaaray Magaalada kismaayo Xog-hayaha Joogtada ee xafiiska Ra’isul Wasaaraha Axmed Nuur Maxamed Uulax in uu yahay shaqsi u adeega Axmed Madoobe Madaxweynaha Jubbaland, isagoona xiligii qilaafkii adkaa uu taaknaa sirta Qaranka siin jiray Axmed Madoobe iyo isbaheysigii maamul Gobaleed’yada.
Sidoo kale Xog-hayaha joogtada ayaa dad badan ugu hanjabay hadii ay kismaayo imaadaan in la dili doono waakan isagoo Comment ku u Qoyara “kaalay adna kismaayo imoow hadaad awood leedahy in lagu xiraa lagu tusiye”
Leave a Reply