Nin hubaysan ayaa Masaajidka Mubaarak oo ku yaalla Magaalada Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ku dhex dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte dhaawaca Suldaanka ayaa waxaa loola Cararay Isbitaalka kadibna halkaas ku geeriyaday, Suldaan Bashiir Muuse Koonte ayaa waxuu ka mid ah Isimada Puntland ninkii dilka gaystay ayaa Goobta ka cararay.
Magaalada boosaaso ayaa meel Amaankeeda aad looga dayrinaayo waxaana ka dhaca dilal qorshayn san oo lagysto waxgaradka, ganacsatada, dhalinyarada, iyo siyaasiyiinta.
Leave a Reply