
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdirahman Cumar Cusman Eng Yarisow ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Wasiirkii Dastuurka Dowlada fedraalka Soomaaliya Cabdirahmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday Imaaraadka Carabta.
Leave a Reply