
Guri ku yaala Degmada Hawlwadaag ee Gobolka Banaadir ayaa caawa waxa ka dhacay qarax kaas oo qasaaro u gaystay Gurigaas warar kale oo wali laxaqiijin ayaa waxay sheegayaan in lagu dhex diyaarinaayey qarax kaas oo qasaaro u gaystya kooxdii diyaarinaysay, Ciidamada Aminga iyo Gadiidka gurmadka Deg Deg ayaa sido kale goobta qaraxa ka dhacay soo gaaray.
Wararkeena Dmabe kala socda Warar dheeraad ah
Leave a Reply