
Allaha Unaxariistee Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdi Raxmaan Xoosh Jibriil ayaa goordhow ku Geeriyooday Isbitaal ku yaala Magaalada Dubay ee dalka Isutaga Imaaradka Carabta halkaas oo u joogay xaalad caafimaad.
Wasiir Xoosh ayaa ahaa Wasiir ku xeel dheer arimaha Dastuurka waxuuna ku hawlanaa sidii loo dhameystiri lahaa Dastuurka Soomaliya kaas oo sanado badan so jiitamaayey.
Leave a Reply