Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa saakay Qasriga Madaxtooyada Kuqaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse oo maalmahaan booqasho ku joogay Magaalada Mudisho, Boqorka ayaa Madaxweynaha uga tacsiyeeyay Geerida Wasiirkii dastuurka Craxmaan Xoosh Jibriil ilaahay ha u naxariise iyagoo ka wada hadlay dib u heshiisiinta umadda soomaaliyeed Ugu dambeyn boqorka ayaa ugu duceeyay Madaxweynaha in Ilaahay u fududeeyo howlaha waawayn ee Dowlada u hayo.
Leave a Reply