Madaxwaynaha Maamulka Goboleedka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Markii Labaad u Safray dalka Imaaraadka Carabta oo uu ka helay Casumaad, Safarka Madaxwayne Muuse ayaa waxuu laxariira sidii xirirka Maamulka Somaliland iyo Dalka imaaradka kor loogu qadi lahaa.
Leave a Reply