Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Kampala halkaas oo uu berri ka furmayo shir looga hadlayo isu soo dhawaanshaha dalalka qaaradda ee kobcinta dhaqaalaha, isdhexgalka, shaqo abuurka dhallinyarada iyo nabadda.
Madaxwayne Farmaajo ayaa lafilayaa inuu lakulmo Madaxwaynaha Dalkja Uganda waxayna kawada hadli doonaan Xirirka labada Dal iyo Ciidmada Uganda lasheegay inay dhawann qaar kamida dalkoodii ku noqon doonaan.
Leave a Reply