
Meyran Cumar waa gabar Soomaaliyeed oo dagan Minneapolis Minnesota ayaa dhawaan baratay sida baarashuudka looga soo boodo ,horeyna waxay Meyran u baratay wadida diyaaradaha yaryar, waxay ka sheekaynaysaa waxa ku kalifay , iyo caqabadaha ay soo martay.
Meryan ayaa waxay rabtaa inay barato wadida Diyaaradaha waa wayn ee aduunka u kala dhoofa lakiin waxaay ubaahan tahay lacag dhan “100, 000” oo doolar taas oo aysan awoodin waxayna garab istaag uga baahan tahay dowlada iyo shacabka Soomaliyeed.
Leave a Reply