Waftigii uu Hogaaminaayey Wasiirka arimaha Dibada Dalka Eritreaoo booqashada ku joogay Magaalada Hargaysa ayaa waxay booqdeen maanta labada Gole ee maamul goboleedka Soomaliland iyakoo uga warbixiyey Heerka ay soo Martay Soomaliland waxaana la guudoonsiiyey Wasiirka arimaga dibada Eritrea Nuqul kamida Dastuurka Somaliland.
Leave a Reply