Gudoomiyaha Barlamanka Dawladda Puntland Mudane C/xakiin Maxamed Axmed iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.
Gudoomiyaha iyo weftigiisa oo saaka kasoo kicitimay magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo dhoweeyey garoonka diyaaradaha Garoowe Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee golaha wakiilada, Xildhibaanada Barlamanka iyo dadweyne kale.
Leave a Reply