Gudoomiyaha Degmada Xeraale Bashiir Daahir Yuusuf ayaa Shir jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay xaalada Magaalada Xeraale iyo saamaynta dagaalkii ka hacay 18,kii Bishaan.uu ku yeeshay Magaalada waxuuna uu ku baaqay in la maxkamadeeyo Koox uu ku sheegay inay Caadeysteen daadinta dhiiga Shacabka
Hoos kadaawo warbixintii Naftaada Nabada Bar.
Leave a Reply