Degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa laga hirgaliyey Shirkad ka shaqaynaysa Nadaafada waxaa suurta galisay Farxiyo Jeyte “Farxiyo wadani” oo ah shaqsi si firfircoon uga shaqayso Arimaha Bulshada.
Munaasabadii furitaanka Shirkada Nadaafada ee DARYEEL ayaa waxaa ka qayb galay Maamulka Magaalada Balanbale iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Balanbale .
Bulshada Magaalada Balanbale ayaa soo dhaweeyey iyagoo u mahadceliyey Maamulka shirkada Nadaafada Daryeel sida wanagsan ee ay uga qayb qaadanayso Horumarinta iyo Bilicda Magaalada Balanbale.
Leave a Reply