
Dood waxaa diirada lagu saaray maaraynta kala’ri duwanaanta oo ay Madsha Kulan ee fikradaha iyo dooduhu-Kulan Forum for ideas and debates soo qaban-qaabisay ayaa lagu qabtay magalaada
MoqdishuDooddan furan ayaa waxaa ka soo qaybgalay haldoorka bulshada-gaar ahaan dhalinyarada, macalimiinta dugsida sare, saxafiyiin iyo agaasimyaal warbaahineed.
Leave a Reply