Taliyaha Ciidanka Qaranka ayaa waxuu amaan usoo jeediyey Madaxwaynaha Farmaajo iyo Ra’iisalwasare Khayre sida ay uga go’an tahay sidii is badal saxa loogu sameyn lahaa loona ogaan lahaa tirade dhabta ah ee ciidmada Soomaliya.
Taliye indha Qarshe ayaa Ra’iisalwasaare Xasan Cali Khayre ku amanay sida uu go’aan adag u qaatahay, waxaa kaloo sheegay Taliye indha Qarshe inta Yar ee mudaaharadka Samaynaysa waa Dhumi doonaan Waxaana hari doonaa Akari wadani ah oo dalkiisa iyo dadkiisa Dhowranaya.
Leave a Reply