Maamul goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa si joogta ah uga dhacay falal aad u xun kuwaas oo kufsi loogu gaysnayo gabdhaha yar yar waxaana sababay ayaa la lee yahay in kufsigaan soo noqdo Odayaasha dhaqanka oo ka horyimaada ragii kufsiga gaystay in sharciga la marsiiyo iyo maamulka Puntland oo Kufsiga tilaabada ku haboonayd ka qaadayn.
Leave a Reply