![janan janan](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2019/03/janan.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Wasiirka Wasaarada Amniga ee Dawlad Goboleedka Jubbaland iyo Wasiir ku xigeenka Xanaanada xoolaha Jubbaland ayaa Geedka Cambaha Hoostiisa waxay ku qaabileen wafdi ka socday Hay`adda Mashaariicda ee IOM kuwaas oo kormeer ku yimid degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Xubnahaan ka socdey Hay`adda IOM oo ka soo kicitimey Geneva ayaa ujeedka socdaalkoodu ahaa hubinta Mashaariicda laga fuliyo Soomaaliya gaar ahaan deegaanada Jubbaland.
Leave a Reply