Militariga Soomaaliya iyo Booliska Hirshabelle oo isgarabsanaya ayaa holwgalo lagu xaqiijinayo amniga kasameeyay deegaano hoosyimaada Degmada Balcad.
Ciidmada Howgalka sameeyey ayaa waxaa kamida Ciidamadii dhawaan ka cabanaayey Mushaar la’aanta kuwaas oo sheegay inay shaqadoodii dib ugu noqonayaan.
Leave a Reply