Wasiirka Qorsheynta Soomaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wefti uu hogaaminayo ayaa manta lagu soo dhaweeyey caasimadda Puntland ee garoowe.
Weftiga wasiirka oo ay kamid yihiin khuburo iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyey Wasiiru-dowlaha qorsheynta Puntland iyo masuuliyiin kale oo tirsan Puntland.
Leave a Reply