Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxuu kulan la qaatay Hogaamiyaha Jubbaland ee fashilmay Axmed Madoobe kaas oo ay kawada hadlayeen Sidii doorasho Wanagsan uga dhici lahayd Jubbaland.
Waftigi lasocday Hogaamiyaha Jubbaland oo isugu jiray shaqaalo iyo askar ayaa waxaa lagu wargaliyey inaysan soo dhaafin hoteelkooda waxaana laga soo watay Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Wararkeena dambe kala soco warar dheerad ah
Leave a Reply