Ciidmada Amniga Soomaliland ayaa waxay marar badan u suurta gasha inay inay gacanta ku dhigaan Khamri tira badan oo ka timaada Dalka Itoobiya taas oo si dhuumaalaysi ah lagu soo gali Mgaalooyinka Soomaliland.
Tii ugu dambaysayna waxaa lagu Burburiyey Gobolka Togdheer khamri gaaraysa 610 dhalo.
Leave a Reply