![janaan janan](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2019/03/janaan.jpg?resize=678%2C381&ssl=1)
Arbaco, 27 Maarso 2019- Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xassan Cabdinuur oo howlo shaqo u joogay gobolka Gedo ayaa dib ugu soo laabtay Kismaayo.
Wasiirka ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa kusoo dhoweeyey masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.
Leave a Reply