Shirweynaha Wada-tashiga Isbadal Doonka Beelaha Jubooyinka Iyo Gobalka Gedo oo gaaraya 16 Beelood Ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho waxaana kasoo qayb galay xildhibaano katirsan Dowlada federaalka ah ee Soomaliya iyo waxgarad kasoo jeeda jubbaland.
Shirkaan ayaa waxaa lagu cambaareey Dhibaatada Axmed madoobe iyo kooxdiisa ka wadaan Kismaayo waxaana klaga soo saaray bayan lid ku ah Axmed madoobe.
Leave a Reply