Maanta ayaa waxaa lagu waday in uu si rasmi ah u furmo Kal-fadhiga 5-aad kulankiisa koowaad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in kulankii Xildhibaanada oo Ajendihiisu ahaa in Warbixin looga dhageysto Guddiga dib u eegista Dastuurka uu u baaqday kooram la’aan kadib markii Xildhibaanada ay soo xaadi waayeen kulankaasi.
Leave a Reply