Maamulka gobolaka Banaadir ayaa waxay ka hadleen dad gaaraya 35 qof oo ku sumoobay Boorash ay Cabeen.
Dadkaan ayaa waxay Cabeen Boorash laga kariryey Degmooyinka Waaberi iyo Kaxda ee Gobolka Banaadir, waxaana lajoojiyey boorashkii laga kirin jiray Xaafadaha Gobolka Banaadir ilaa inta laga baarayo waxa keenay dadkaan ku sumoobay Boorashka.
Leave a Reply